Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Lagu Xareeyay Hotelka Global

Muqdisho 11-11-2006

 

In ku dhaw 25 Cayaartoy oo loo soo xulay in ay metelaan Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa lagu xareeyay Hotelka Global ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

25-ka Cayaartoy oo laga soo xulay kooxaha Heerka Koowaad Labaad iyo 3-aad ayaa waxaa Macalin u ah tababare u dhashay dalka Kenya oo lagu Magacabo DANIEL MUINDUKO.

Tababare DANIEL MUINDUKO ayaa markii ugu horeysay waxaa uu Xulka Soomaaliya u hoggaamin doonaa Cecafa Championship oo ka dhacaya dalka Itoobiya dhamaadka bishan.

Cayaartoyda uu Magacabay Tababare DANIEL MUINDUKO ayaa waxaa ka mid ah

Mustafa Hassan Omar

Mahamod Abdullahi Muhidin

Hassan Hussein Mohamed

Aweys Sheriff Mohamed

Abdulrahman Musa Weliye

Abdulkarim Abukar Nor

Abdi Fatah Mohamed Ibrahim

Anwar Mohamed Aden

Hassan Ibrahim Mohamed

Ibrahim Ahmed Mohamed

Yusuf Ali Nur

Abdi Weli Mohamed Mahamood

Hassan Ali Roble

Mohamed Nur Sharkay

Abdulkadir Omar Ibrahim

Jamal Amin Ali

Abdulhaziz Mohamud Ali

Abdulnasir Abdullahi Abdi

Sa’id Mahamud

Abdulrahman Ismael Osman

Kamal Ali Omar

Abdulweli Olad Qanyare

Tahlil Mahamud Mohamed

Ahmed Mohamood Farxan

Yasin Ali Egal.

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuurdiin007@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

©2006 Somali Football Federation