Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaliya oo magacabay Xoghaye Guud

 

 

Muxyadiin Xasan Cali Darbo weyne Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa u magacabay Aadan Abdulle Mahdi inuu noqdo Xoghayaha Guud ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Kadib markii xilkii laga qaaday Xoghayihii hore ee xiriirka C/qani Saciid Carab.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in Mr C/qani Saciid Carab xoghayihii hore gudan waayay waajibaadkii markii hore loo doortay, sidaas darteed Guddoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya uu magacabay Xoghaye cusub.

Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha waa kan ..

 

 

 

 

 

 

 

©2006 Somali Football Federation