English News

 

 

 

Links
FIFA
CAF

 

gjhgjgjgj


Muqdisho 3-03-2007
-Xiriirka Kubadda Cagta soomaaliya oo markii ugu horeysay tartan kubadda Cagta ah u qaban doono Gabdho leh Xirfadda Kubadda Cagta

26-02-2007 ,Cafonline.com Fixtures and results: All African Games Algeria 2007

Muqdisho 24-02-2007-
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaliya oo magacabay Xoghaye Guud

Muqdisho 12-01-2007
Kooxda SITT oo galabta ku guuleysatay Koobkii soo dhaweynta Dowladda (Daawo Sawirada)

Muqdisho 06-01-2007 Qalab Sports ah oo la soo gaarsiiyay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya

Lubnaan 21/12/2006 Xulka Suudaan oo ku barbartay
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya

Lubaan 20/12/2006 Wafdi Ballaaran oo ka socda Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo gaaray Caasimadda Lubnan

27-11-2006 Natiijadii Cayaartii Galabta dhex martay Xulalka Kubadda Cagta Soomaaliya iyo Rwanda

27-11-2006 Cayaarta Dhex maraysa Xulalka Kubadda Cagta Soomaaliya iyo Itooobiya waxaad ka daawan kartaa Kanalka

20-11-2006 Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyay Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya Xulka oo goor dhaweyd ka dhoofay Muqdisho

16 -11-2006 Isku Aadka Koobka Qaramada Bariga
Bartamaha Afrika CECAFA

11-11-2006 Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Lagu Xareeyay Hotelka Global

07-11-2006Tababare DANIEL MUINDUKO oo Magacabay 25 Cayaartoy oo Soomaaliya u metelaya Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika

06-11-2006 Kooxda Kubadda Cagta Banaadir oo Farxad ku soo dhaweysay Guusheeda Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya
04-11-2006 Kooxda Banaadir ayaa Galabta noqotay Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya

04-11-2006 Kooxda Banaadir Telecom oo qarka u saaran in ay ku guuleysato Horyaalka 35-aad Kubadda Cagta Soomaaliya

Muqdisho 30-10-2006 Tababare u dhashay dalka Kenya ayaa loo magacabay inuu Leyliyo Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya.

Muqdisho 28-10-2006 Kooxda Dekedaha oo Hakisay Hankii Banaadir Telecom ee Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya

25-10-2006 Horyaalkii 35 aad ee Kubadda Cagta Soomaaliya oo dib u furmay

 

20-10-2006 C/raxmaan Dhunte” marka aad fiiriso mudada aan jirno iyo waxqabadkeenu runtii”

 

16-10-2006 ORGANISING COMMITTEE FOR YOUTH COMPETITIONS, WOMEN FOOTBALL AND 5-A-SIDE

14-10-2006 Muxyadiin Darbo Weyne” Waa inaan horey u qaadnaa Tallaabo kasto oo Kubadda Cagta Soomaaliya
lagu hormarin karo”

08-10-2006- Xiriirka Kubadda Cagta Oo Magacaabay Tababarayaasha Xulka Qaranka ee ka qeybgalaya Qaramada Afrika

04-10-2006- Kulan dhexmarat Saxaafadda iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya

Saturday 30-09-2006 Xulka Qaran Kubadda Cagta Soomaaliya iyo Xulka Malawi oo galabta is haaya

 

Monday 25-09-2006 Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ku sii jeeda Malawi

Thursday 1-09-2006 Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo u Mahadceliyay Jaaliyadda Degmada Waaberi ee London

Wednesday 19-09-2006 Maxay ku dhamaatay Cayaartii ugu Dambeysay Xulka Soomaaliya la yeeshay Xulka Brundi

Sunday17-09-2006 Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo kulankiisa 3 aad laga badiyay Shalay

Thursday 14-09-2006 Garsooreyaasha
Kubadda Cagta Soomaaliya oo Saaka orod
Sanadeedkii Maray

Wednesday 13-09 Goolhaayihii Xulka Qaranka
Soomaaliya oo aabihiisa xalay ku geeriyooday
Magaalada Nairobi

Tuesday 12/09 - Garsooreyaasha
Kubadda Cagta oo saaka la
marsiiyay Baaritaan Caafimaad

Muqdisho 11/09 -Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo 4-0 looga badiyay

 

Muqdisho 05-09 Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyay Cayaartoyda Xulka Kubadda cagta Soomaaliya

Monday 03-09 Liiska Wafdiga Xulka Qaranka
Soomaaliya ee Maanta u ambabaxaya dalalka
Brundi iyo Malawi

 

Saturday 02-09 Kooxda Banaadir Telecom oo garaacday Kooxda SITT iyo Horyaalkii oo hakat ku yimid

Sunday 03-09 Kooxda Elman oo Niyad Jabkii ay ka qaaday Kulankii Banaadir kala dul dhacday Kooxda Super Shell

Saturday 02-09 Natiijadii Kulankii dhex maray
kooxaha Kubadda Cagta Dekedaha iyo Badbaado

 

Friday 01-09 Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo saacadaha soo socda lagu wado inuu gaaro dalka Talyaaniga

Friday 01-09 Xulka kubadda
Cagta Soomaaliya oo
ku xareysan Hotelka Global

 

Thursday 31-08 Xulka Kubadda Cagta
Soomaaliya oo lagu
Xareeyay Hotelka
Global

 

27-08- Kooxda Banaadir oo Galabta Dhulka Dhigtay Xidigaha Kooxda Elman

 

Saturday 26-08 Kooxda SITT oo Galabta 5 -1
kaga badisay Kooxda Feynuus
tartankii horyaalka 35aad

Sunday 20-08 Kooxda Dekedaha oo ka
adkaatay Kooxda Caanka
ah ee SITT Daallo

 

Sunday 20-08 Kulan Adag oo ka tirsan Horyaalka 35 aad ee Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa galabta waxaa isaga hor imaan doona Kooxaha Dekedaha iyo Daallo

Saturday 19-08 Horyaalkii 35 aad ee Kubadda Cagta Soomaaliya oo shalay si rasmi ah dib uga bilaabaday Garoonka Banaadir

 

Thursday 17-08 Muqdisho 10-08-2006 Mohamud Ali IbrahimKoofur Yare “Aniga Noloshayda inta badan waxaan siiyay horumarinta Kubadda Cagta Soomaaliya”

Thursday 17-08 Horyaalkii 35-aad ee Kubadda Cagta Soomaaliya oo Beri si rasmi ah dib ugu bilaaban doono Garoonka Banaadir Koonis

Tuesday 15-08 Muxyadiin Xasan Cali Darbo weyne” Maxkamadaha ma diidan Sportiga ee waxay diidan yihiin”

 

Thursday 10-08 Xoghayaha Maaliyadda Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya”Anagoo haysanin dhaqaale ayaa shaqo adag bilawnay, waxaana doonaynaa inaan Umadda wax u qabano”

Tuesday 08-08 Xoghayaha Guud ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka warbixiyay safar dhawaan Xulka Soomaaliya ku tagi doono dalka

Monday 07-08 - Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Xarun weyn ka furanaya agagaarka Hotelka Global ee Magaalada Muqdisho

Friday 04-08 - Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Dib u dhis ka bilaabay Garoomada Kubadda Cagta ee Muqdisho

Friday 28-07 Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo saaka u duulay Dalka Rwanda


General Secretary Aadan Cabdulle Mahdi

Treasurer:
HUSSEIN DUNTE
Abdirahman

Warbixn Tartanka Horyaalka 35aad ee Kubada cagta Soomaliyed

 

 

©2006 Somali Football Federation